Adeegto khalad yar ay ka gashay Qoys Sacuudiyaan ah loo ciqaabay (Daawo Sawirro)

Boqortooyada Sacuudiga waxaa si xun loola dhaqmaa haweenka adeegtada ah ama ka shaqeeya guryaha qoysaska Sacuudiga, waxa ayna haweenkaasi si joogto ah ula kulmaan jirdil , kufsi iyo dhibaatooyin kale. Warbaahinta caalamka iyo baraha bulshada ayaa waxaa qabsaday ciqaab daran oo gudaha Sacuudiga lagu marsiiyay haweeney adeegto ah oo u dhalatay dalka Filibiin, kadib markii … Continue reading Adeegto khalad yar ay ka gashay Qoys Sacuudiyaan ah loo ciqaabay (Daawo Sawirro)